Waxbarasho

Guudmarka man hajkeena

Ujeedo

Alif Academy waxay ujeedadeedu tahay inay ardayda siiso manhaj ballaadhan oo dheellitiran kuna dhisan waxbarasho fudud oo dhiiri galinaysa ardayga, kobcinaysaan garaadkiisa , kana dhisgaysa mud waciyi ahaan dhisan.

Hadday noqoto buugaagta ama chasharada khaas ka ah ee ardaygalasiinayo (one to one classes), waxay fududaynaysaa fahamka ardayga. Waxaan ku dadaalnay sidii aan u hirgalin lahayn nidaam waxbarasho oo online ah islamarkaan tayo sare leh

A close-up of prayer beads resting on an open Quran page, depicting Islamic faith and worship.

Quran

Barashada Qur’aanka waa asaaska aqoonta iyo iftiinka nolosha Muslimka Waxaanu xooga saarnaa sidii uu ardaygu u xifdin lahaa quraanka una ubaran lahaa tajweed, higaada axaadiista, iyo siirada, rasuulka

how to learn arabic by yourself (without taking a class) autolingual – learn a foreign language by yourself

Arabic

waxaanu bixinaynaa casharro luuqada Carabi ah oo heerar kala duwan ah: laga bilaabo hiigaada iyo hadalka aasaasiga ah ilaa akhriska iyo, qoraalka. Koorsooyinkeenna waxaa loogu talagalay carruur iyo dadka waaweynba, iyadoo diiradda la saarayo in arday kasta uu si fudud u barto una fahmo.

8 tips meningkatkan kemampuan berbicara bahasa inggris

English

Barashada Luuqadda English-ka waa fure lagu helo fursado badan oo waxbarasho, shaqo iyo xiriir caalami ah. Waa luuqadda ugu isticmaalka badan adduunka, taasoo muhiim ka dhigaysa qof kasta oo doonaya horumar iyo guul mustaqbalka. Alif Academy waxay bixisaa casharro English ah oo loogu talagalay heerarka kala duwan: laga bilaabo bilowga ilaa heerka horumarsan. Casharrada waxaa lagu barayaa akhriska, qorista, dhageysiga iyo hadalka si arday kastaa u helo kalsooni uu luuqadda ku isticmaalo nolol maalmeedkiisa, waxbarashadiisa iyo shaqadiisaba.