ALIF ACADEMY Kuliyada alif waa madal waxbarasho oo online ah taasi oo lagubarta quranka kariimka, luuqada carabiga iyo luuqada englishta heerarkeeda kala duwan. register now KUSOOBIR ALIF ACADEMY Alif academy waa xaruun waxbarasho taasi oo bixisa Waxbarashada aasaasiga ah sida barashada quraan ka kariiimka luqqada carabida oo heerar kala duwan ah iyo Iyo luuqada englishta laga bilaabo aasaska ilaa heer sare Guudahaan casahrada waa kuwo kubaxaya hab online oo tayaysan taasi looguna tagalay caruurta iyo dadka waa wayn waxaanad kafaa idaysan karto goob kasta iyo goor kastaba.Kusiibir aa kamid noqo ardayda waxkabrata alif learnin center warbixin intaas kabadan Hadafkeenu waa inan fududayno waxbarashada. waxaan diyaarinay nidaam waxa barasho tayosare leh oo online ah kas oo aan ugu talagalnay bulsshada somalida ee ku kala nool daafaha calamka. Barashada qurankaCasharkani waa kan ugu muhiimsan ee aan bixino, waxaana loogu talagalay carruurta iyo dadka waawey ee doonaya in ay xifidiyaan quraanka Barashada luuqada carabi daqaybtan wuxuu diiradda saaraya barashada afka Carabiga, si ardaydu u bartaan akhriska, qoraalk iyo kuhadalka afka carabiga barasha luuqada Englishqaybtan waxaan ugu talagalay ardayda xiisanaysa barasha luuqada englishta waana courses dhamaystiran laga bilaab aasaaska ilaa heersare kusoo biir oo kamidnoqo ardayda waxkabarata Alif academy Wish to know more about admissions and updates? Subscribe now! Please enable JavaScript in your browser to complete this form.Email *Subscribe